|
|
posted 05/05/2008
|
TARTANKII CIYAARAHA ARDAYDA DUGSIYADA DHEXE OO BURCO KA FURMAY.
|
|
Magaalada Burco ayaa waxa maanta ka furmay tartankii ciyaaraha ardayada dugsiyada Dhexe,kaasoo socon doona mudo laba todobaad ah,iyagoo ku tartamaya koob loogu magacdaray “Dhamaan caruurta dugsiga u dir Wiilal iyo gabdhaba”ayaa muhiimada ka dambaysa tahay isdhexgalka ardayada iyo la dagaalanka Mukhaadaraadka sida Qaadka iyo Sigaarka |
Read more |
|
|
posted 04/05/2008
|
SCF UK OO QALAB UGU DEEQDAY DUGSIYADA BURCO
|
|
Hayada Samafalka SCF UK ayaa maanta qalab culus oo dhinaca ciyaaraha gudoonsiisay Wasaarada Waxbarashada ee Gobalka Togdheer. |
Read more |
|
|
posted 04/05/2008
|
Tacsidan Waxa diraya ciyaartoygii hore Gobolka Togdheer
|
|
Xariir Xaaji Haybe, Mahdi Xaaji Haybe, Dr, Cabdi Xaaji Xasan (Cabdi Askari), Faarax Xaaji Haybe ,Adan Yuusuf Cilmi, Maxamuud Cali Axmed(Jaadhi),Maxamed Jaruur Cilmi, C/Rashiid Maxamed sugule, Mustafe C/wahaab Guleed(Ina Budhjabay), Mubaarik yuusuf Cilmi(Bidhi), Cabdi Ibraahim Jaquur, Saynab Cali xabiib, yasmiin sahal iyo iimaan Sahal, Foosi Xasan adan,Farax Adan Ismaciil(Farax Gurey) , Cabdi siciid Salebaan (Dhaylo, Cabdi Yusuf Macalin(Hiliili), Axmed Yuusuf Macalin, C/risaaq Salebaan Gaas, Xayaad Cismaan Cabdi, Koos Iimaan Xareed(Ina Iimaan), Ifraax dhegayare, Xasan Yasiin Warsame iyo Axmed Cabdilaahi Xuseen(Ina Xabashi). |
Read more |
|
|
posted 29/04/2008
|
Paul Scholes fired Manchester United into an all-English Champions League Final after a stunning 25-yard strike secured a 1-0 semi-final second leg victory over Barcelona.
|
|
Scholes, who missed United's last and victorious appearance in the final in 1999 through suspension, latched onto a loose ball and drilled a trademark strike beyond Victor Valdes in the 14th minute of a tense semi-final to secure his side's passage into next month's showpiece. |
Read more |
|
|
posted 28/04/2008
|
Sir Alex Ferguson oo rajeynaaya inay ciyaaran Rooney iyo Vidic
|
|
Macalinka Manchester Uniteds Sir Alex Ferguson ayaa ku rajo weyn labadii ciyaartoy Wayne Rooney och Nemanja Vidic kaga dhawacmay ciyaarti Chelsea ka badisay sabtidi 1-2 |
Read more |
|
|
posted 21/04/2008
|
Henry ku soo noqonaya England?
|
|
Ciyaaryoyga faransiska Thierry Henry ayaa kooxda Barcelona yimi kulaylihi hore balse ay ku adkatay kooxda Barcelona inu la qabsado kuna soo noqonaya London |
Read more |
|
|
posted 20/04/2008
|
Xulka kubadda cagta ee Soomaliya oo dhulka ku jiidey Xulka Kenya
|
|
Ciyaar ka tirsaneed isreeb reebka tartanka Junyers-ka kubadda cagta ee qaaradda Afrika oo ka dhacdey Wadanka djabuuti ayey Xulka Soomaaliya ee 20 jirka waxay ku suuldaareen Xulka kubadda cagta ee dalka Kenya |
Read more |
|
|
posted 19/04/2008
|
TACSI - Alaha u naxariistee waxaa magaalada Birmingham UK,Shalay oo Arabaca ahayd 16/04/2008 ku geeriyooday Marxuun Diiriye Wersame Faarax.
|
|
Alaha u naxariistee waxaa magaalada Birmingham UK,Shalay oo Arabaca ahayd 16/04/2008 ku geeriyooday Marxuun Diiriye Wersame Faarax .Waxaanu Tacsi U diraynaa Dhamaan Reer Wersame Faarax Adan , Gaar ahaan Qoyska Reer Diiriye Wersame Faarax oo Abahood ku geeriyooday Birmingham UK, waxaanu leenahay dhamaan Caruurtii , dadkii ,ehelkii iyo Qaraabadii uu ka tegay samir iyo iimaan ilaahay ka ha siiyo . |
Read more |
|
|
posted 15/04/2008
|
Soomaalida London waxaan ugu baaqayaa in aanay u kala harin taageeridda Murashaxa Mudane Zakariye X. Maxamuud ee London Assembly (Endorsement)
|
|
Dhawaaqa farxadda leh iyo akhbaarta fiican ee London ka soo yeertay in la taageero ayay mudan tahay. Sida aan la soconno maadaama ay Soomaali badan u soo haajirtay qurbaha Sooyaalka taariikhda Soomaalida saamayn weyn ayay ku yeelan doonaan. Waagii hore waa yarayd Soomaalida qurbaha u haajirta laakiin hadda xaaladda waa ka duwan tahay. |
Read more |
|
|
posted 14/04/2008
|
Kulan sagooti ah oo dhexmaray kooxaha Ajax Bandare iyo Jarmalka.
|
|
Shalay waxa ciyaar saaxiibtinimo ay dhexmartay labada kooxood ee Ajax Bandare iyo Jarmalka oo ka dhisan magaalada Hargeysa, iyada oo kulankaas lagu sagootiyey laacib ka tirsan naadiga Ajax Bandare. |
Read more |
|
|
posted 11/04/2008
|
Kaka: Cristiano Ronaldo The Best
|
Milan star Kaka believes Cristiano Ronaldo is the best in the world and he has tipped Manchester United to win the Champions League. |
Read more |
|
|
posted 10/04/2008
|
Xulka Spain oo Laga Saaray ka Qaybgalka Koobka Yurub iyo Ingiriiska oo Buuxin Doona Kaalintooda
|
|
Blatter: Bulshada kubadda cagtu waxay gacmo furan ku soo dhawaynasaa kooxda Fabio Capello iyo anaga oo rajaynayna inay labada gacmood ula tagi doonaan sidii ay ugu ku fara-adaygi lahaayeen fursada labaad ee nasiibka u heleen |
Read more |
|
|
posted 10/04/2008
|
Farah Addo's FIFA Ban Lifted By Blatter
|
|
Former President of the Somalia Football Federation (SFF), Farah Addo, has had his 10 year ban lifted by FIFA president Sepp Blatter by personal decree. |
Read more |
|
|
posted 09/04/2008
|
Kooxaha Nasriga iyo Imperial oo u Gudbay Wareegga 2aad ee Tartanka Kooxaha Heerka Labaad
|
|
Labada kooxeed ee NASRIGA iyo Imperial oo ka mid ah kooxaha ku tartamaya koobka naadiyadda heerka labaad ee ka socda magaalada Hargeysa oo loogu magacdaray 'Koobka la dagaalanka tuugta moobilada xadda' ayaa u soo gudubay wareega labaad ee tartanka, kadib markay ku guulaysteen kulamadii saddexaad oo shalay ciyaareen. |
Read more |
|
|
posted 02/04/2008
|
18 years old got shut and die - Cantar wiilkiisa kuwa lagu tuhmaayo inay dileen ayaa Booliska soo qabtay
|
He had been hanging out with five other men between the ages of 18 and 21 when a gunman and an accomplice approached the group and without any warning, calmly opened fire into the crowd while walking backwards. |
Read more |
|
|
posted 01/04/2008
|
MachesterUnited oo 2-0 kaga badisay Roma rajadi Semi-Finalku u muqdo
|
|
Ciyaarihi Champion Leaga oo Cawa la ciyaaray waxay ciyaarti ugu adkayd dheexmartay Machester United iyo Roma oo ciyaarahedi u danbaysay ka soo badisay As Milan iyo Inter Milan dhiinaca kalena kooxdan Machester United sanadkii hore ka rebtay champion leaga |
Read more |
|
|
posted 27/03/2008
|
Isuduwaha Wasaarada Ciyaaraha Burco oo Canbaareeyey Ururka TOGGA
|
|

Isuduwaha Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Gobalka Togdheer Cabd Kariim Yusuf Cabdi ayaa maanta ka soo saaray Magaalada Burco war Saxaafadeed uu ku Canbaaraynayo Ururka Dhalinyarada ee loo yaqaano TOGGA oo ka mida ururada wadaniga ee ka hawl gala Magaalada Burco. |
Read more |